Hargeysa(ANN)-Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muddo laba toddobaad ah safar shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka.

madaxweynaha Somaliland iyo wefdigiisa oo kusoo laabtay Hargeysa 1 Dec 2018, kadib safar uu kusoo maray gobolada Bariga Dalka.

Halkan Ka Daawo.