madaxweynesilanyoboqday qoxotiga yemenBerbera(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo safar ku jooga xarunta gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa booqosho ku tegey maanta goobta la dejiyay dadka Qoxootiga Soomaalida ee kasoo qaxay dagaalada Dalka Yemen, wuxuuna Madaxweyne Siilaanyo xogwarsi la yeeshay qaar ka mid ah dadka Qoxootiga ah, kuwaas oo uga waramay xaalada ay la kulmeen.
Madaxweynesilanyoboqday qoxotigayemen2

Halkan Ka Daawo Booqashada Madaxweyne Siilaanyo ee Qoxootiga Yemen Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.