boqoshadamadaxweynaha eeganbadhaGanbadha(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta booqday Fadhiisinka hore, ama Aaga Ciidamada Qaranka ee Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool oo ku taal xadka ay Somaliland dhinaca Koonfureed kala wadaagto Somalia, isla markaana ah duleedka Garoowe oo xarun u ah maamul goboleedka Somalia ee Puntland.
Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu qudbad u jeediyay ciidanka Qaranka ee fadhiisinkaa, isagoo markaa kadib Tuulada Ganbadha dhagax dhigay Laba Mashruuc oo ay Xukuumadu ka hirgalin doonto.
Halkan Ka Daawo Booshadii Ganbadha ee Madaxweynaha iyo Qudbadii uu ciidanka Qaranka u jeediyay Riix
Araweelo News Network

 

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com