furitaanka

 

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo muddo ka baddan Afar sanadood socday, kaas oo laga hirgeliyay Badhtamaha Magaalada hargeysa.

Dhismahaa oo xarun u noqon doona Bangiga shirkada Daghabshiil, waxaa furitaankiisa kia qaybgalay madaxda Hay’addaha Dawlada somaliland, wakiilo ka socday Hauy’addaha caalamiga ah, ganacsato iyo marti dharaf kale.

Halkan ka Daawo munaasibada furitaanka Bangiga