????????????????????????????????????

Madaxweyne Silaanyo iyo Wasirka Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlaya Munaasiba mashaariicda laga furay madaarka.

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic cusub oo lag a hirgeliyay Madaarka Caalamiga ah ee Egal International Airport ee Hargeysa.

Halkan Ka Daawo