xilwarejintamaliyadaHargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo xilka ku wareejiyay munaasibad si weyn loo abaabulay oo ay xilka kula wareegtay Wasiirka cusub ee Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo hore u ahayd wasiirka wasaradda Waxbarashada, isla markaana Madaxweyne Siilaanyo dhowaan isku shaandhayn, magcaabis iyo xil ka qaadis uu todobaadkii hore sameeyay ay ka cadhaysiisay in Wasiirkii hore ee Maaliyada uu qabto xilka wasaaradda loo bedelay ee waxbarashadda. Kadibna iska casilay xilkaa.

Munaasibada xil wareejinta oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano, saraakiisha ciidanka, Guddoomiyaha Banigaga Dhexe ee Somaliland, shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale.

Muuqaalka xil wareejinta munaasida wasaaradda Maaliyada oo dhamaystiran ka daawo halkan Riix.

Araweelo News Network

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews