samatarHargeysa(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliland iyo waxa ka horeeya Ardayda iyo jiilasha kusoo jira jidka ee Somaliland.
Prof. Samatar oo ah Aqoonyahan u dhashay Somaliland oo wax ka dhiga Jaamacad ku taal Dalka Maraykanka, balse dalka kusoo laabtay todobaadkii hore, wuxuu sidaa ka sheegay Qudbad dheer oo uu ka jeediyay boqolaal Arday oo ka mid ah aArdayda Jaamacadda Golis xarunteeda Magaaalada Hargeysa, kuwaas oo uga waramay Mustaqbalka dheer ee u yaala Somaliland iyo dadaalada la rabo in lala yimaadaan.
Halkan Ka Daawo Qudbada Oo dhamaystiran Riix

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com