Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed  Maxamed Maxmuud (Siilaanyo) , masuuliyiin kale, wufuud ka socotay dalalka geeska iyo boqolaal qof oo ka mid ah shaciga Somaliland, ayaa ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay  Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf(Cabdi Waraabe)

Marxuumka, ayaa  lagu aasay maanta deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan  caasimadda Hargeysa .

Halkan ka Daawo muuqaalka Aaska qaran ee loo sameeyay Marxuumka.