Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Burco, kadib booqashadii u horraysay ee uu ku tago gobolada bariga, gaar ahaan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, wixii ka danbeeyay kaanbaynkii doorashada Madaxtooyadda ee uu ku guulaystay 13 Nov 2017.

Halkan Ka Daawo Muuqalka.