safarka madaxweynahahawdkaXaaji-Saalax(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal ku marayay maalmihii u danbeeyay deegaanada Somaliland eek u dhereran xadka ay Somaliland la wadaagto Ethiopia.
Wararkuu u danbeeyay ee Madaxweynaha JSL iyo weftigii uu hogaaminayey ee socdaalka shaqo ku marayey Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa maanta mashaariic horumarineed ka furay Degmada xaaji saalax ee Gobolka Daadmadheedh, kuwo kale oo cusub-na dhagax dhigay.
Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com