Araweelo News Network

Tuka-raq Booqashada Madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Tuka-raq(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Seylici) Taliyaha Ciidanka qaranka iyo masuuliyiin kale, ayaa booqday Deegaanka Jiida hore ee Tuka-raq oo ay ku sugan yihiin Ciidamadda qaranka Somaliland.

Daawo Booqashada Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ee Tuka-raq.