muuqaalmuuqaalmuuqaalmuuqaal dhismaha

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(ANN)Xafiisyada Ha’yaddaha Dawlada Somaliland, ayaa gebi ahaanba la faaruqiyay, iyadoo aanay wax shaqao ah ka socon, shaqa joojinta ayaa lala xidhiidhiyay furitaanka Dhismaha cusub ee Dahabshiil oo maanta xadhiga laga jarayay, taas oo Madaxweyne Siilaanyo ka qaybgalay.

 

 

 

 

 

halkan ka Daawo Xafiisyada dawlada Somaliland oo haawanaya