Araweelo News Network

Uurcade

Hargeysa(ANN)-Shir aan caadi ahayn oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa cod gacan taag ah ku ansaxiyay in ay xilkii Xoghayenimo laga qaado Xoghayhii guud ee Xisbigaa Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, iyaga oo ku macneeyay sababta xilka looga qaaday kadib markii  lagu eedeeyey in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbiga.

Halkan ka DAAWO