Dahabshiil Oo Daah Furay Adeega E-Dahab Ee Lacagaha Laysugu Diro Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xadhiga Ka Jaray
Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta xadhiga ka jaray munaasibad balaadhan oo shirkadda Dahabshiil ku daah furtay adeega cusub ee E-Dahab, kaas oo noqonaya mid lacagaha laysugu diro, iyadoo la adeegsanyo Telefoonada Mobileka.
Munaasibada lagu daah furay Adeega E-DAHAB oo lagu qabtay Hargeysa Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network
Somaliland Office
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com