EdahabHargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta xadhiga ka jaray munaasibad balaadhan oo shirkadda Dahabshiil ku daah furtay adeega cusub ee E-Dahab, kaas oo noqonaya mid lacagaha laysugu diro, iyadoo la adeegsanyo Telefoonada Mobileka.
Munaasibada lagu daah furay Adeega E-DAHAB oo lagu qabtay Hargeysa Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com