Hargeysa(ANN)-Daladda Ictiraaf-raadinta Somaliland, ayaa ka hadashay wefdiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi hoggaaminayay ee dalka Djibouti kaga qaybgalay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Daladda ictiraaf-doonka Somaliland (Somaliland Recognition Storm), waa muwaadiniin is xilqaamay oo ku sugan gudaha iyo dibaddaba, kuwaas oo u hawlgalay  sidii ay wadamada ay joogaan uga hawlgalin lahaayeen, isla markaana u iib gayn lahaayeen qadiyadda Qaranimada Somaliland

 

Qoraal ay kaga hadleen aragtidooda arrintaa oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network, ayaa u dhignaa sidan:-