galaydhlastWashinton(ANN)Prof. Cali Khaliif Galaydh oo sheegta Horjoogaha Kooxda Khaatumo, ayaa ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed ee ka waajahan Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland, wuxuuna si cad u sheegay in aanay weligood Laascaanood noqonayn Puntland, balse ay tahay Somaliland, isla markaana aanay siyaasadiisu ahayn in Laascaanood laga xumo Garoowe.
Prof. Galaydh oo Waraysi dhinacyo baddan taabanaya siiyay Idaacada Maraykanka ee VOA Barnaamijkeeda Wicitaanka Dhegeysiga, isagoo ku sugan Cariga Maraykanka, wuxuu Waraysigaasi u dhacay sidan.
Riix Halkan Dhegeyso
Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com