madaxweynah Somaliland iyosafirka Turkiga
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta Nov 8 2014 xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Olgan Bekar oo booqasho ku yimi Somaliland.

wefdiga Turkiga1Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa wasiirada, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga iyo wefdiga uu hogaaminayay. Kulankaa oo ahaa mid aanay saxaafadu goob joog ka ahayn, balse markii uu dhamaaday kulanku, waxa saxaafada wadajir ula hadlay Safiirka Turkiga ee Somaliland iyo Somalia Ambassador Olgan Bekar iyo Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

wefdiga Turkiga2

Halkan Ka Dhegeyso codka masuuliyiintaa oo sharaxaad ka bixnaya ujeedada waxybaaha ay ka wada hadleen.

Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com