DSC_0013(1)

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu dhagax-dhigay jidka u dhexeeya Lafaruug, Berbera iyo Sheekh oo laga maal-gelindoono Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF).
Madaxweynaha oo saaka subaxnimadii ka baxay Caasimada Somaliland, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay jidka u dhexeeya Degmooyinka iyo Tuulooyinka Berbera iyo Hargeysa gaar ahaan waxa si weyn loogu soo dhaweeyey Dacar-budhuq, Sheekh Abdaal iyo Xamaas iyada oo Madaxweyne Siilaanyo markaa ka dib loogu qado sameeyey Sheekh Abdaal, isaga oo halkaasi kala hadlay shacbiga Degmada Mandheera. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Sulaadiinta, Madaxdhaqameedka, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Wasiiro, Marwooyin iyo Madaxda gobolka Saaxil iyo ta degmada madheeraba.

Halkan ka Dhegeyso Qudbada Madaxweynaha


By, Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.
E-mail Jaamac132@gmail.com
info@araweelonews.com
www.araweelonews.net