araweelonews-300x168Hargeysa(ANN)Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa cadeeyay in doorashooyinka Somaliland dig ugu dhaceen 1 Jun 2016, halkii qorshuhu ahaa in ay  ka qabsoomaan dalka 26 Jun 2015.

Sidaana waxa  maanta ka dhawaajiyay guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Cabduqaadir Iimàn oo xafiiskiisa saxaafada kula had lay, wuxuna arrintaa sabab uga dhigay mid la xidhiidha dhinaca farsamadda.

Labada Xisbi mucaarad we Somaliland UCID I yo WADDANI, ayaa soon dhoweeyay qorshaha dhawàaqa komisanka, balse waxay walaac ka muujiyeen gollaha guurtida too sheegeen inay  muddo kordhin aan  loo baahnayn qorshaynaàn.

Wixii kasoo kordha Kayla soco Araweelonews.com