Ethiopia: Maamulka Soomaalida Oo Ka Jawaabay Qayla-dhaanta Amxaaradu Kaga Dalbatay Ciidamado Ka Baaciya TPLF

Araweelo News Network.   Jigjiga(ANN)- Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, ayaa sheegay qorshe suuragal ah oo ay ciidamo ugu dirayaan dowladda dhexe ee Ethiopia, kuwaas oo qayb ka noqonaya dagaalka u dhaxeeya xilligan Malayshiyaadka Amxaarada iyo ciidamadda dowladda … Continue reading Ethiopia: Maamulka Soomaalida Oo Ka Jawaabay Qayla-dhaanta Amxaaradu Kaga Dalbatay Ciidamado Ka Baaciya TPLF