>maxkamaddaha5
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo saaray isku shaandhayntii ugu balaadhnayd ee lagu sameeyo garsoorka dalka iyo garsoorayaashii ugu baddnaa ee shaqada laga eryo tan iyo intii ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la wareegtay xilka shan sannadood ka hor oo cabashada dhinaca garsoorku maalin maalinta ka danbaysa soo xooggaysanaysay.
Qoraalka Wasiirka Xuseen Axmed Caydiid ayaa lagu shaaciyay garsooyaasha, xeer ilaaliyaasha dalka oo inta baddan laysku shaandhayay lagu sameeyay, kuwo cusub oo la maagcaabay iyo kaaliyayaal, ayaa sidoo kale lagu sheegay in 16 garsoorayaal iyo Xeer-ilaaliyayaal shaqada laga eryay.
Sidaana waxa lagu shaaciyay qoraalka loo qaybiyay warbaahinta maanta oo wasiirka wasaaradda Caddaalada iyo arrimaha garsoorku ku saxeexnaa,
Qoraalkaa halkan hoose ka eeg.
maxkamaddaha02
maxkamaddaha5maxkamaddaha1
Maxkamaddaha3