maxaadaro1Hargeysa(ANN)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa soo geba gabeeyay Muxaadiro Diineed Mudo laba iyo toban cisho ah ka soctay Masjidka Cali Mataan ee Caasimada Hargaysa.
Geba gebadii muxaadarada, ayaa laga soo saaray qodobo la xidhiidha Guurka, Dhaqanka Bulshada, Akhlaaqiyaadka Ubadka iyo arrimo kale oo la xidhiidha nolosha bulshada.
Halkan Ka Daawo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo Culimadda kale qodobada ay iclaamiyeen oo dhamaystiran Riix

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com