Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa ka waraystay guddida Wasiiradda ah ee qaabilsan Heshiiska DP. World ee Dekedda Berbera. Kadib markii ay maanta golaha horyimaadeen Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacad Cali Shire Iyo Xubnaha kale ee guddida xukuumadda ee qaabilsan heshiiskaa.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, ayaa ka war bixiyay heshiiskaa, iyadoo mudanayaasha qaarkood su’aalo ku boobeen.

Halkan Ka Daawo