Xubanaha Komishanka

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(ANN)Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa la mariyay dhaarta waajibka ah ee Dastuuriga ah. Kadib markii golaha wakiiladdu ansixyeen todobaadkii hore.
Kulanka Dhaarta Todoba Xubnood oo uu ka koobanyahay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa lagu qabtay maanta qasriga Madaxtooyadda, iyadoo uu kulankaa Madaxweynuhu goob joog ka ahaa.
Halkan ka Dhegeyso Guddoomiyaha Maxkamadda Sareoo Dhaarinaya Xubnaha komishanka.

Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com