Garoowe(ANN)-Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye, ayaa ku dhawaaqay Xubnaha Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland, taas oo loo qorsheeyay in 8 January 2019, ay ka qabsoonto doorashada madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Garoowe.

Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Baarlamaanka cusub ee dowlad gobolleedka Puntland, ayaa markii la dhaariyay 66 xildhibaan oo lasoo xulay, wuxuu magcaabay Sideed Xildhibaan oo loo xulay inay ka shaqeeyaan Doorashada guddoonka golahaa.

Liiska magacyada doorashada Puntland