Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay xaalada Abaarta ee kasii daray, arrimaha sarifka dollarka ee cirka ku sharreeran oo taabtay nolosha bulshada iyo colaada duleedka gobolka Sool.

Guddoomiye Saleebaan, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kaga hadlay mar uu warbaahinta kula hadlay maanta Magaalada Hargeysa, isagoo kasoo laabtay safar uu dhowaan dalka Britain.

Halkan ka Daawo