guddoomiye saleebaanHargeysa(ANN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta ka Sheegay in aanay ka daba tagayn Suldaanka ka goostay Somaliland eek u dhuumalaysanaya Buuraleyda Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia ee dhinaca galbeed.
Guddoomiye Saleebaan, wuxuu sheegay in Saldaan Wabar yahay nin Fidnoobay oo Irdhoobay, isla markaana wuxuu cadeeyay in aanay Suldaankaa Kaymaha kagga daba tegeyn.

Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com