Araweelo News Network

Eng. Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Isla markaana ahaa Murrashaxa Xisbigaa ee u tartamayay doorashadii Madaxtooyadda ee Isniintii 13 Nov 2017, Ka dhacday dalka oo weli aan lagu dhawaaqin natiijadeeda, Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa ka hadlay arrimo badan.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal waxa uu ka hadlay natiijada weli laalan iyo rabshadihii dhacay maamkmihii lasoo dhaafay.

Halkan Ka Daawo Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya arrimahaa.