Araweelo News Network

Boorama(ANN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaas Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa Masjid-Jamaica weyn ee Boorama kala hadlay kumanaan shacbiga Magaalada Boorama Kaddib markii uu Salaadii Ciidal Fidriga kala qaybgalay.

Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, waxa uu Bulshada kala hadlay arrimo badan.

Halkan Ka Daawo.