Araweelo News Network

Photo file Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI. Cabdiraxmaan Cirro, ayaa xilkii ka qaaday saraakiil ka tirsan xisbiga, taasoo salka ku haysa khilaaf maalmihii u danbeeyay ka taagnaa Xisbiga dhexdiisa oo sababay in xilka laga qaado xoghayihii Xisbiga Maxamed Cabdullaahi Uurcade.

Halkan ka Daawo Guddoomiye Ciro oo ka hadlaya saraakiisha xilka uu ka qaaday ee laga eryay Xisbiga WADDNI.