Share this:

" />
Telesom Dahabshiil

Guddoomiye Xigeenka Heer Qaran Ee Gudida Wadada Ceergaabo Oo Warbixn Ka Bixiyay Halka Dhismeheedu Marayo Kadib Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyay

talyanle
Hargeysa(ANN)Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta Waddooyinka ee heer Qaran Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dhismaha wadada Ceergaabo, kadib munaasibad Lacag loo siday wadadaa uu kaga guddoomay Jaaliyadda Dalka Sweden Jaamac Cartan Axmed oo deeqdaa ku wareejiyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle.

Guddoomiye ku xigeenka heer qaran ee gudida Wadada Cabdiraxmaan Talyanle, wuxuu uga mahadnaqay jaaliyadda deeqda ay ku darsadeen mashruuca dhismaha wadada, waxana uu bulshada gudaha iyo dibada ee reer somaliland uga warbixiyey wadadaasi iyo halka xiligan xaalkeedu marayo.
Halkan ka Daawo

Smiley face

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp