talyanle
Hargeysa(ANN)Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta Waddooyinka ee heer Qaran Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dhismaha wadada Ceergaabo, kadib munaasibad Lacag loo siday wadadaa uu kaga guddoomay Jaaliyadda Dalka Sweden Jaamac Cartan Axmed oo deeqdaa ku wareejiyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle.

Guddoomiye ku xigeenka heer qaran ee gudida Wadada Cabdiraxmaan Talyanle, wuxuu uga mahadnaqay jaaliyadda deeqda ay ku darsadeen mashruuca dhismaha wadada, waxana uu bulshada gudaha iyo dibada ee reer somaliland uga warbixiyey wadadaasi iyo halka xiligan xaalkeedu marayo.
Halkan ka Daawo