Hargeysa (ANN)- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa war kasoo saaray Xisaabiyayaal Idman oo Hantidhawrka qaranki dhowaan u Magcaabay dhawr hay’adood, taas oo dhalisay mura la xidhiidha sharciyeed.

Hay’addaha madaxa banaan la dul geeyay Hantidhawrka idman, ayaa dood ka keenay arrinta, waxayna arrintan la wadaageen golaha sharcidejinta Wakiiladda Somaliland.

Guddoomiyaha Gud dida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiikadda Somaliland. Maxamed Jaamac Liibaan ayaa fasiraad la bixiyay arrinta xisaabiyaha idman.

Qoraalka oo lagu socod siiyay Maareeyaha Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa, Maareeyaha Madbacada Qaranka, isla markaana lagu siiyay OG. Masuuliyiinta Qaranka ee ay arrintan khusayso ayaa u qornaa sidan: –

 

 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights
activist.

Araweelo News Network (Associated Online Agencies).

Join the conversation. Follow us on X (Formerly Twitter) @araweelonews to get the Latest news headlines from the horn of Africa, Somaliland, Somalia, Djibouti, Eritrea, Kenya, and Ethiopia. News, Political, Commentary, Features, Social Affairs, Culture, Health & Education and Human Rights issues.updates regularly. Subscribe to @AraweeloTv/videosYouTube channel AraweeloTv To share information or for submission, send e-mail to e-mail info@araweelonews.com

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/