Yemen_Somali_basins_post_riftHargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa marar badan ku celcelisay in lasoo saarayo shidàal isla markaana ay heshiisyo la gashay shurkado caalami ah sida uu Marat baddan warbaahinta maxaliga ah iyo ta caalamkaba u sheegay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Somaliland.

Balse arrimaa ayaa noqday kuwo aan waxba ka jirin oo la doonayay oo keliya in qaab kale too lagu boobayo khayraadka loga fàa,idaysto.

Haddaba mawaadiic la xidhiidha arrimahaa iyo halka any ku danbeeyeen kala soco saacadaha soo soda shebekadda Araweelo News Network