sadexda madaxweyneDjibouti(ANN)Laba Madaxweyne ee Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo labadii maalmood ee u danbeeyay ku sugnaa Dalka Djibouti, isla markana wadahadal uu labada dhinac ugu yeedhay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ku casuumay dalkiisa, ayaa wada jir u gaadhay heshiish ka kooban dhawr qodob.

 

 

 

silanyo iyo xasan sheekh

Heshiiskaa oo ay Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia qalinka ku wada duugeen ayaa qayb ah wadahadaladii hore uga socday Dalka Turkiga oo ay waqtigan Urur Goboleedka IGAD xoojinayso.

 

 

 

Djibouti labada madaxweyne

 

Halkan ka Daawo Heshiiska Labada Madaxweyne