Hordhaca Barnaamij  Laga Diyaariyay Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Sannad Kadib Daawo

Hargeysa(ANN)-Barnaamij  hordhaca oo laga diyaariyay waxqabadka  Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi hoggaamiyo sannad kadib, ayaa la shaaciyay, kaas oo si toos ah loogala soconayo warbaahinta.

Muuqaalka Hordhaca barnaamijkaa halkan ka Daawo


Hordhaca Barnaamij  Laga Diyaariyay Waxqabadka XukuumaddaSomaliland Sannad Kadib 12 Dec, 2018, by Araweelo News Network.