Exif_JPEG_422

Exif_JPEG_422

Boorama(ANN)wararka ka imanaya Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, ayaa sheegaya in lagu qatay halkaa Hub looga shakiyay in loo gudbinayay kooxaha nabad-diidka ah.

Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in la qabtay hubkaa oo ay cidamada amaanku gacanta ku dhigeen.

Mr. Ramaax waxa uu ka gaabsaday inuu xaqiijiyo cidda loo waday hubkaa I yo halka uu u scday, wuxuuna ku tilmaamay in dadka hubka watay lahaayeen astaamaha kooxaha argagixisada, isagoo xusay in baadhitaan Lagu waddo.

Hubkaa oo lagu qabtay Degmada Bakki oo ka tirsan gobolka Awdal, wax a lagu qabtay ilaa 8 qof, kuwaas oo isugu jira rag I yo dumar.

Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelo News Netwrk

Wi