isbahaysigamusharxiintakulmiyeHargeysa(ANN)isbahaysiga Musharixiinta Xisbiga KULMIYE,ayaa ku gacansaydhay guddi Madaxweyne Siilaanyo u saaray xalinta khilaafka ka taagan xisbiga ee shirka golaha dhexe oo muddo todobaad ah ka hadhay xiliga loo asteeyay oo ku beegan 10 November 2015.

Xubnahan sadexda musharax oo ay weheliyaan xubno ka mid ah hoggaanka xisbiga iyo masuuliyiinta dhowaan iska casilay xukuumadda, waxay maanta kulan ay ku qabteen Huterlka Crown ee maaalada Hargeysa ku shaaciyeen in aanay aqbalayn guddi Madaxweyne Siilaanyo u saaray khilaafka xsibiga too xalay la shaaciyay magacyadooda.
Warkaa too dhaaystian goor dhow Kala soco Araweelo NewsNetwork