araweelonews-300x168nairobi(ANN)wararka ka imanaya dalka Kenya, ayaa sheegaya in Koox hubaysan saaka waaberigii la wareegtay Jaamacadda Gaarisa ee gobolka Soomaalidu degto.     Gabadh Boolis ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters inay maqlayèen rasàasta, waxayna xaqijisay inay ugu yaraan dhinteen labs ka mid ah ilaalada jàamacadda.                                                                            ciiddamada amaanka’ ayàa la tacàalaya, waxaana wararka hordhaca ah shèegayàan in ugu yaràan 2 of too waardiyeyaal ah ay ku dhinteen in ku dhow 3 kalena  ku dhaawacmeen. Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelonews.com