TelesomDahabshiil
Published On: Tue, Sep 29th, 2015

Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Maxkamad Làsoo Taagay

xidigahalaxidhayHàrgeysa(ANN)Kooxda Xiddigaha Geeska ee xabsiga loo taxaabay,ayaa lasoo Taagay Maxkamadda gobolka Hàrgeysa maanta. Kadib markii todobaadkan laga qabtay Madaarka, iyagoo kasoo laabtay dhinaca magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kusoo dhigeen bandhig fanneed.

Afàrta Fannaan ee Kooxda Xiddigaha, àyaa Maxkamaddu dhegeystay eedaha loo haysto, wuxuuna qareenka difaàcayay màxkmadda horteeda ka sheegay in qabshada fànnaaniinta aan loo màrin nidaamka iyo qaanuunka shàrciga dàlka. sidaa awgeed la waafajiyo sharciga.

Xeer ilaalinta ayaa ku eedaysay inay Kooxda Fànnaaniinta ah ka qayb galeen barnaamij lid ku ah qaranimnada Somaliland mudadii ay ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho, waxayna Maxkaamdda horteeda keentay muuqaalo ay ku sheegeen inay cadaymo u yihiin eedaha loo haysto Afàrta Fannaan ee Xiddigaha Geeska, kuwàas oo dacwadooda dib loogu mudeeyay mar kale, iyadoo muddo todobaad ah xabsiga lagu sii haynayo ilaa Maxkamaddu go’aan ka saaray dacwada loo haysto.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

About the Author

- #Arraale Mohamoud Jama is a freelance journalist and human rights activist with more than 20 years of experience as a professional journalist and human rights activist, as well as a writer and investigative journalist on a wide range of topics related to social issues, human rights, politics and security, economics, democracy, and good governance. He has written extensively on regional and international events, and has worked Somaliland newspapers, and Human rights organization. In 2008, he created the website #Araweelo #News #Network, and is based in Somaliland and is currently managing it; #Arraale is a specialist in investigating and reporting on human rights, democracy, security, and good governance issues. Contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley face<Smiley face noradin-schools---alikhwa

Pin It