Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Wed, Sep 30th, 2015

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xabsiga Laga Siidaayay Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay

xidigahalaxidhayHargeysa(ANN)Àfar Fannaan oo ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska, ayaa xoriyadoodii dib u helay, kadib markii muddo Afar maalmood ah ku xidhnaayeen xabsiga magaalada Hargesa, kuwaas oo shalay lasoo taagay maxkamadda gobolka Hargesa, isla markaana rumaan todoba maalmod ah ay amàrtay maxkamaddu u jartay.

Hase yeeshee Afarta Fannaan ayaa maanta laga soo daayay xabsiga. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacigelinta Cabdullaahi Màxamed Daahir Cukuse oo ah Afhayeenka Xukumadda Somaliland.

Wasiirka Warfaafintu wuxuu sheegay in xukuunaddu sii dasay Afartaa Fannaan oo sida uu sheegay khalad ka galay nidaamka iyo qaranimada Somalilandf mudadii ay magaalada Muqdisho ku sugnaàyeen, balse waxa uu shegay inay u arkeen Caruur khaldantay, isagoo dhinaca kalena xusay inay dadka arrintan ka hadlayay ee xukumadda Somaliland ku dhaleecaynàyay 70% ahaayren dad aan Somaliland ahayn oo siyaasad ka dhiganayay.

Afarta Fannaan ee xidigaha geeska oo mudo afar maalmood ah xidhnaa, isa markaana maanta xoriyadooda db u helay, ayaa kala ah Xamdda Kuwiin, Maxamed Axmedf Bakaal, Nimcaan Hillaac iyo Cabdiraxmaan Axmed jaamacadii (Cabdiraxmaan Oday.)

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp