07madaxweynahaoola hadlayajahliyadaireland

Madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo oo la hadlaya jahliyada Somaliland ee Ireland 7 Oct, 2015 Araweelo News Network

Ireland(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxmaed Maxmauud (Silaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan Wadanka Ireland.

 muuqaalka Jahliyada Somaliland ee Ireland Araweelo News Network

Madaxweynaha iyo Waftigiisa oo booqasho ku jooga dalka Ireland, waxay munaasibad ballaadhan la qaateen bulsho weynta Somaliland ee ku dhaqan dalka Jamhuuriyadda Ireland.
02jahliyada
Jaaliyada ku dhaqan dalka Ireland oo laga dheehanaayay jeelka Wadaniyadeed ee ay u qabaan Madaxda Somaliland la kulan keeda, waxaa kulan kaas ka soo qayb galay Dadweyne tiro badan oo isugu jira Waxgarad, Haween iyo dhalinyaraba.” ayaa lagu yidhi qoraal warbaahinta loo qaybiyay oo la xidhiidha kulanka Madaxweynaha iyo jahliyadda Ireland ee Somaliland.

 07madaxweynahaoola hadlayajahliyadaireland

08jahliyada

09jahliyadaireland

010madaxweynesilanyo

011marwadasomaliland

 
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63442 5380