Conakry(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo weli ku sugan Caasimada Conakry ee Dalka Galbeedka Afrika ee Guinea, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Dalakaa President Alpha Conde.


Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir, (Faratoon) oo ka mid ah Wefdiga Madaxweynaha Somaliland, ayaa ka hadlay kulanaka labada Madaxweyne.

Halkan ka Daawo

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir, (Faratoon) oo ka hadkay kulanka labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Guninea