Liiska Rasmiga Ah Ee Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Ee Doorashada Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network. #Somaliland: #Guddida #Doorashooyinka ayaa shaacisay #Liisaska Magacyada tartamayaasha Doorashada Wakiillada ee #Gobollada Dalka #Somaliland, Hargeysa (ANN)-Guddida #Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay liiska rasmiga ah ee murrashaxiinta saddexda xisbi qaran ee #KULMIYE, #WADDANI iyo #UCID, uga tartamaya doorashada … Continue reading Liiska Rasmiga Ah Ee Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Ee Doorashada Gollaha Wakiillada