Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa soo saartay liiska xilalka qabyada ka ahaa xukuumaddiisa lix bilood kaddib, waxaana maanta oo ay taariikhdu tahay 17.06.2025 soo saaray 24 Wareegto oo nuxurkoodu yahay Magacaabid.

Afahyeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Xuseeen Aadan Cige (Dayr), ayaa akhiriyay wareegtooyinka uu soo saaray Madaxweynuhu, ayaa si xidhiidh ah loo baahiyay.

Waxa xusid mudan in Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo ku guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, wuxuuna liiska xukuumadda cusub ee gollaha wasiirada oo ka koobban 28 wasaaradood, kuwaas oo Madaxweynuhu magcaabay badhtamihii Des 2024, waxaana  mudadaa wixii ka danbeeyay si weyn loo sugayay dhamaystirka xukuumadda oo laga sugayay Madaxweynaha.

Muuqaalkan ka daawo Liiska Magcaabista ee Afhayeenka Madaxweynuhu shaacinayo shaacinayo.

https://www.facebook.com/share/v/1ZNKyEL39V/

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Follow us or Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

Join our Telegram Channel https://t.me//araweelonews

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

Join the conversation. Follow us on X (Formerly Twitter) @araweelonews to get the Latest news headlines from the horn of Africa, Somaliland, Somalia, Djibouti, Eritrea, Kenya, and Ethiopia. News, Political, Commentary, Features, Social Affairs, Culture, Health & Education and Human Rights issues.updates regularly. Subscribe to @AraweeloTv/videosYouTube channel AraweeloTv To share information or for submission, send e-mail to e-mail info@araweelonews.com

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/