waraysiabdirashiddahabshilHargeysa(ANN)Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group oo ka mid ah shirkadaha ugu caansan xawaaladaha lacagta, ayaa ka hadlay qorshaha Dawlada Kenya ku mamnuucday xawaaladaha sida sharciga ah uga shaqaynayay dalkeeda.

Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil), wuxuu waraysi arrimahaa la xidhiidha kaga hadlay Idaacadda Maraykanka ee VOA, laameheeda Afsoomaaliga iyo qaybta caalamiga ah ee ku baxda Luqada Ingiriisida.

Maamulaha Guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale, wxuu waraysiga uu arrintaa kaga hadlay u dhacay sidan:

Daawo ama Dhegeyso Halkan Riix.

Araweelo News Network

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.