swedishwefdiHargeysa(ANN)Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa kusoo dhoweeyay maanta Madaarka Caamaliga ah ee Cigaal International wefdi ka socda Dalka Swedan oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Caasimada Sweden ee Stockholm oo ay weheliyaan xubno ka socda Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden.

 

Soltelco iyo xoghayaha

 

 

 

Halkan Ka Daawo Warkaa oo dhamaystiran Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com