maayarka mashaariicHargeysa(ANN)Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid (Solteco), ayaa sharaxaad ka bixiyay maanta Mashaariic ay dawlada hoose ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta oo ah badhtamaha magaalada Hargeysa.

 

 
Maayar Cabdiraxman SOLTELCO, ayaa sheegay in Mashaariicdaa iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Saddex Biloodka soo socda ee ay ku hawl gali doonaan golaha deegaanka Hargeysa.
Warbixin Muuqaal ah oo Maayarku ku sharaxayo arrimahaa ka Daawo Halkan Riix

 

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com