Araweelo News Network.

#Jubbaland Oo Soo Bandhigay Qaabka Lagaga Bixi Karo Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya.

Ahmed Madoobe Image File Araweelo News Network

Ahmed Madobe Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubba land Photo file, Araweelo News Network.

Kismaayo(ANN)-Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Jubbaland, ayaa ka hadlay xaaladda Siyaasada Soomaaliya ee Xilligan Khilaafka weyni ka taagan yahay ee doorashooyinka.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Jubbalanad, Axmed Maxamed Islaam oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Maamul gobolleedyada ee dawladda Federaalka Khilaafka weyn ee qaabka doorashada ay isku Khilaafsan yihiin, ayaa soo jeediyay sida uu xalka lagaga badbaadikaro in xaaladda halka ay marayso uu dhaafo.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, wuxuu wax laga xumaado ki tilmaamay dhacdooyinkii u danbeeyay ee Mucaardka Iyo xukuumadda Federaalka ee ka dhacay Magaalada Muqdsho, wuxuuna sheegay in tallaabooyinka sii marginaya xaaladda Iyo ficilada lagaga jawaabay aannay ahayn kuwo danta Ummadda Soomaaliyeed ku jirto.

Qoraalka uu kaga hadlay Madaxweynaha Jubbaland xaaladda Xilligan ee Siyaasada Soomaaliya Iyo sida uu xalka u arko oo nuqul ka mid ah Shebekaddaha Araweelo News Network soo gaadhay halkan ka akhriso.

 

Qoraaalka Jubbaland

Qoraalka Madaxweynaha Jubbaland ee xalka Soomaaliya 21 Feb 2021 Araweelo News Network.

Qoraalka Madaxweynaha Jubbaland ee xalka Soomaaliya 21 Feb 2021 Araweelo News Network.

Qoraalka Madaxweynaha Jubbaland ee xalka Soomaaliya 21 Feb 2021 Araweelo News Network.